Taariikh Nololeedkii Alle Ha,Unaxariistee Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo Ku Geeriyooday Dalka Itoobiya
December 27, 2022 - Written by admin
Alle ha,unaxariistee waxaa habeenkii xalay casimada dalka itoobiye ee adis ababa ku geeriyooday marxuum fanaan cabdinaasir macalin caydiid oo xaalada caafimaad loogu qaaday itoobiya
HALKAN KAGA BOGO TAARIIKH NOLOLEEDKII MARXUUM CABDINAASIR MACALIN CAYDIID