Dawlada Itoobiya Oo Ka Baxday Heshiish Ganacsi Oo Ay Wada Galeen Somaliland!
January 5, 2023 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada fadaraalka Ee Itoobiya ayaa gabi Ahaanba ka baxday Heshiish ganacsi oo ay hore ukala sexeexdeen Somaliland Iyo Itoobiya kaasi oo Ahaa khudaarta Somaliland uga timaada dalka itoobiya kadib markii ay ganacsatada reer Somaliland ee dalka itoobiya kasoo waarida khudaartu Ay ka cawdeen Tacriifan cusub oo Ay dawlada itoobiya kusoo rogtay khudaarta uga tagta Somaliland Iyo Jabuuti iyadoo badashay tacriifadii hore ay ganacsatadu wax kaga soo qaadan jireen taasi oo abuuray khilaaf udhexeeya dawlada itoobiya iyo ganacsatada Somaliland.
