Golaha Wakiilada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyay Gudi Baarlamaanka Somaliya Usoo Magacaabeen Laascanood.
January 8, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warsaxaafadeed kasooo baxay golaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab kulul lagaga bixiyay gudi dhawaan baarlamaanka maamulka somaliya usoo magacaabeen arimaha laascanood taasi oo faro galinta ku ah Somaliland