Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo
January 8, 2023 - Written by admin
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Taliyaha guud ee ciidanka ilaalada xeebaha somaliland oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo.