Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Dhibaatada Uu Qaadku leeyahay”Daawo Muuqaal
January 14, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Sheekh Siciid Sokeeye oo katirsan golaha baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay dhibaatada uu leeyahay qaadku iyo dhibta uu bulshada ku hayo dhaqaale iyo caafimaadba.