berberatoday.com
Xildhibaanada Baarlamaanka Iyo Golayaasha Deegaanka Ee Laga Doortay Gobolka Sool Oo War kasoo Saaray Xaalada Laascanood
January 14, 2023 - Written by admin

Laasaacanod(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Labadaa Gole ee Baarlamaanka somaliland  Ee Laga soo doorto Gobolada Sool iyo Buuhoodle Iyo Qaarkamid ah Xildhibaanada Goleyaasha deegaanka degmooyinka Laascaanood, Taleex iyo Xudun ayaa maanta siwada jir ah warbaahinta ula hadlay kuwasi oo ka hadlay xaalada magaalada laascanood.

 

Kulan kan ayaa ka qabsoomay Xarunta Gobolka Sool ee magaalada laascanood kuwaasi oo ka hadlay arimo door ah.

1.Nabadgalyada iyo Xasiloonida Gobolka Sool

  1. wax ka qabashada dhibaatooyinkii ka dhacay Gobolka Sool

3.xaaladda dadkii ka barakacay magaalada laascaanood.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews