berberatoday.com
Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi Oo Kulan Amniga Dekeda La Xidhiidha La Yeeshay Taliyayaasha Ciidamada Kala Duwan
January 15, 2023 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi oo kulan kala yeeshay arimaha amniga Dekedaha Berbera Taliyayaasha kala duwan ee Ciidamada Gobolka Saaxil’

Kulankaasi uu sheegay Maareyuhu inuu ku qotomay adkaynta amniga Dekedaha Berbera iyo sidii looga feejignaan lahaa waxkasta oo amniga khatar galin kara maadama oo horumar taabo galay lagu sameeyayay Dekeda Berbera.

Maareyaha Dekeda Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi oo bartiisa Facebooka sharaxaad kooban kaga bixiyay kulankaasi ayaa yidhi Sidan hoos ku qoran”

 

“Shir ku saabsan adkaynta ammaanka Dekedda Berbera ayaannu wada yeelanay Taliska qaybaha kala duwan ee Ciidanka Gobolka Saaxil iyo Dekedda Berbera.
Shirkan oo aannu diirada ku saarnay ahmiyada ay leedahay in layska kaashado xoojinta iyo ilaalinta amniga guud ee Dekedda Berbera, iyo sidii looga hortagi lahaa wixii wax u dhimaaya ammaanka iyo badqabka Dekedda”

 

 

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews