berberatoday.com
Dawlada Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Safiirka Maraykanka Ufadhiya Muqdisho Oo Ku Gafay Madaxbanaanida Jsl. H
January 16, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay qaabka uu safiirka maraykanka ufadhiya muqdisho uga hadlay safar ay saraakiil ciidamada maraykanka katirsan ku yimaadeen magaalada berbera ee Somaliland taasi oo uu ku sheegay in ay kamid tahay somaliya isagoo ku gafay madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland

Dawlada Somaliland ayaa uga digtay safiirka dawlada maraykanka ufadhiya somaliya in uu mar danbe adeegsado waxyaabo xadgudub ku ah Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews