Jaamacada Tima Cade Oo Deeq Waxbarasho Siisay 10 Arday Oo Kasoo Jeeda Gobolka Daad Madheedh
January 16, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka jaamacada tima cade ayaa soo dhaweeyay 10 arday oo ay jaamacadu siisay deeq waxbarasho kuwaasi oo kasoo jeeda deegaanka oodwayne
Sidoo kale waxaa munaasibada soo dhawaynta ardaydan ka hadlay madaxdhaqameed iyo maamulka jaamacada Tima Cade Univrsity.