berberatoday.com
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ee Deegaano Katirsan Gobolka Maroodi Jeex
January 17, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa madaxweynaha  ee xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo wefti ay hoggaaminayaan oo isugu jira xoghayeyaal, xildhibaano iyo saraakiil sarsare ayaa maanta kormeeray goobaha diwaangelinta magaalooyinka Sayla-bari, Ballicabane, Faraweyne iyo degmada Dacarta.

 

Madaxda Xisbiga ayaa bulshada deegaannadaasi ku baraarujisay muhiimada ay leedahay fursadda diwaangelineed ee muddada kooban ka hadhsan tahay, islamarkaana bulshada ku boorriyay in si buuxda looga faa’iidaysto diwaangelinta kaadhka codbixinta oo ahmiyad u leh muwaadiniinta.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews