Milicsiga Kaalintii Ay Garaadada Iyo Haldoorka Gobolka Sool Ku Lahaayeen Dhismihii Iyo Geedi Socodka Somaliland!
January 17, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garaarada dhaqanka iyo haldoorka gobolka sool ayaa door laxaad leh ku lahaa dhismihii iyo geedi socodka jamhuuriyada Somaliland taasi oo suurto galisay in Somaliland noqoto dal ka dhex muuqda geeska Africa.