Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo La Kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa!
January 19, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaanka Xisbiyada mucaaradka Somaliland Ee Waddani Iyo UCID ayaa Habeenkii xalay magaalada hargaysa kula kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa Suldaan Siciid Axmed kaasi sida wararku sheegeen ay ka wada hadleen arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda, doorashooyinka, xuquuqal insaanka iyo arrimaha nabadgelyada ee Laascaanood.”
