Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Kulan La Qaatay Cuqaasha Iyo Dhalinyarada Gobolka Sool Iyo Arimaha Uu Kala Hadlay
January 20, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ay weheliyaan qaarkamid ah xildhibaanada golaha guurtid iyo wakiilada ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada iyo cuqaasha gobolka soo isagoo bulshada kula shaaheeyay maqaaxiyaha magaalada laascanood.