Askar Afduub Looga Haystay Dawlada Jabuuti Oo Lasii Daayey!
January 21, 2023 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Taliska ciidanka Djibouti, ayaa sheegay in la soo daayey lix askari oo ka tirsan ciidanka Djibouti, kuwaas oo ay afduubteen jabhadda mucaaradka ah ee FRUD.
