Kumuu Ahaa Caalimkii Nabada Ee Sheekhal Beledkii Hargeysa Sheekh Madar Axmed”Daawo Muuqaalka Warbixin Laga Diyaariyay
January 21, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wax ka ogow taariikhda caalimkii waynaa ee Nabada Sheekh Madar Axmed oo caan ka ah gayiga Somaliland gaar ahaan caasimada hargaysa iyo doorkii uu ku lahaa faafinta diinta islaamka