Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Bulshada Caasimada Hargaysa
January 21, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Masuuliyiinta xisbiga waddani oo ay horkacayaan gudoomiyaha xisbiga, musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo xubno kale ayaa kulan goobaha ay bulshada iskugu timaado kula qaatay dhalinyarada, waayeelka kuwaasi oo ay kala sheekaysteen xaalada dalka iyo isdiwaangalinta codbixiyayaasha.