berberatoday.com
“Madaxweynihii Dalkii Wuu ku Ballaadhay, Oo In Yar Oo Uu Maamuli Karo Ayuu Kala Soo Hadhay!” Abwaan Xasan Daahir Weedhsame.
January 24, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) Oo kamid ah Hal Abuurka Somaliland ee wakhtigan sida wayn looga wada yaqaano Gayiga somalida ayaa fariin kooban oo uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxu ku sheegay in madaxwaynaha jsl oo ku baaladhay dalkii islamarkaana uu la soo hadhay inyar oo uu maamuli karo, Isagoo arimahaasi ka hadlayana wuxu Yidhi;

 

“Madaxweynihii Dalkii Wuu ku Ballaadhay Oo In Yar Oo Uu Maamuli Karo Ayuu Kala Soo Hadhay!!!”Abwaan Xasan Daahir ismaaciil Weedhsame.

Hadal abwaan Weedhsame ayaa ku soo beegmaya xili xaalado cakirani ka taagan yihiin gobolka sool gaar ahaan magaalada laascanood taasi oo wali aanay xukuumada Somaliland keenin xal lagu dajiyo arimaha ka tagaan, iyadoo maalmahan ay kusoo qulqulayaan badi garaadada gobolka sool oo shir ay aayahooga kaga tashanayaan ku qabanaya kaasi oo aan la suuray Karin waxa kazoo bixi doono iyo saamaynta uu ku yeelan doono wada jirka shacabka Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews