Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaalada Boorama!
January 27, 2023 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka oo uu weheliyo safiirka dalka Denmark ayaa kormeer ku tagay mashruuca biyo balaadhan magaalada Borama