Gudoomiyihii Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Oo Kasoo Huleelay Laascaanod Una Soo Jahaystay Dhinaca Caasimada Hargeysa
January 28, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Laascaanood ayaa saaka dib uga soo laabtey magaaladaas .
Gudoomiyaha oo ku soo jeeda magaalada Hargeysa ayaa intii uu ku sugnaa Magaalada Laascaanood waxuu kulmo kala duwan la yeeshay madax dhaqameedka iyo wax garadka reer Laascaanood .
Berberatoday.com