Wadahadal Hargeysa Uga Furmay Xisbiga Wadani Iyo Ururadii Kua Hadhay Shuruudaha Ururnimo
January 28, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga WADDANI ayaa wadahadalo la furay qaar ka mid ah ururadii aan ku soo bixin wajigii sadexaad ee doorashadii ururada siyaasada.
Ururada uu la kulamay xisbiga waddani waxa ay kala ahaayeen
1. Ururka Ubax
2. Ururka Daljir
3. Ururka Iftin
4. Ururka Galool.
https://youtu.be/qntuF5TZOdU
Berberatoday.com