berberatoday.com
“Hadeer Markaad Hadasheen, Aniga Ayaad Idhaliilayseen, Aniga Ayuu Ahaa Ninkii Muuse Horboodayay Ee Maalkiisa Ku Bixiyay”Ganacsade Maxamed Jabuutaawi”Daawo Muuqaal
January 29, 2023 - Written by admin

Laascaanod(Berberatoday.com)-Ganacsade Maxamed jabuti oo kamid ah ganacsatada gobolka sool ayaa hadal ka jeediyay shirka madaxdhaqameedka gobolka sool uga furmay magaalada laascanood isagoo sheegay in kacdoonka gobolka ka dhacay ay keeneen dumar iyo dhalinyaro islamarkaana aanay cidina sheegan Karin

Sidoo kale ganacsade ina jabuutaawi ayaa madaxdhaqameedka iyo haldoorka ee shirka fadhiyay ugu baaqay in aan cidna loo raaci waxyaabihii ay kala taageersanaayeen hadana loo baahan yahay in mustaqbalka laga wada hadlo

Dhanka kale ganacsade maxamed jabuutaawi ayaa casuumay dadka kazoo qaybgalay shirka.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews