Kooxda Gaashaanka Hargaysa Oo Ku Guulaystay Koobkii Horyaalka Horyaalada Somaliland.
January 29, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kooxda Kubada Cagta Ee gaashaan hargaysa ayaa ku guulaysatay koobkii horyaalka horyaalada somaliland kadib markii ay kooxda gaashan gabiley kaga badisay 4;0 ciyaar xiiso badan oo galabta ku dhexmaray garoonka hargaysa studium.


