Dawlada Maraykanka Oo Sheegtay In Aanay Ciidamadii Eretariya Wali Ka Bixin Gudaha Gobolka Tigrey US
January 30, 2023 - Written by admin
Mekkele(Berberatoday.com)-Dawlada maraykanka ayaa shaacisay in aanay wali gobolka tigrey ka bixin ciidamadii dalka Eretariya kuwaasi oo hore loo sheegay in ay ka baxeen Gudaha dalka Itoobiya.