berberatoday.com
Doon Xoolo Ka Qaaday Xalay Dekeda Berbera oo Dagtay Iyo 11 Qof oo Saarnaa Oo Raq Iyo Ruuxba La Layahay
January 30, 2023 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Doonta oo Magaceedu ahaa Marwa ayaa xalay 11-kii habeenimo ka goosatay Dekeda Berbera iyadoo kusii jeeda Dalka Yemen gaar Dekeda Mukha waxaanay Qaaday xoolo Isugu Jira Lo, iyo dhan 311 Dibi iyo 1468 Adhiya.

Wakiilka Doonta Cabdi Cali Warsame(Cabdi Qarax)aan wareysi la yeelanay ayaa sheegay inay Doontu dagtay Markay dekeda Berbera kasii maqnayd Masaafo dhan 50 Meyl waxaana Saaka 10-kii Subaxnimo tilifoonka turayada kasoo hadlay Naakhuudaha Doonta oo gurmad dalbaday dabaylo xoog leh oo doonta jahada ka lumiyay Awgeed iyo xaalada socdaalka oo ku adkaatay, Doonta waxa saarnaa 10 shaqaale ah iyo Hal nin oo Rakaab ah 9 kamidi waxay ahaayeen Yemeniyiin halka labada kalena ahaayeen Somali.

11 ruux ee saarnaa doonta oo mar dambe lasoo hadalay wakiilka doonta ayaa usheegay inay doontii dagtay iyaguna ay Laash ka goosteen intaa wixii ka dambeeyay Ragii doonta goostay Raq iyo ruux toona lama hayo doon gurmada oo loo dirayna way raadinaysaa,

Xoolihii doonta saarnaana iyagu way ku daayeen dhamaantood iyo hantigii kale ee doonta saarnaa waxaana sidaas Berberatoday usheegay Wakiilka Doonta Cabdi Cali Warsame(Cabdi Qarax)

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews