berberatoday.com
Gudida Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Hargeysa Ugu Sameeyay Suldaanka Guud Ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin
January 30, 2023 - Written by admin
Maanta Oo ay Taariikhdu ahayd 30/1/23/ Waxa Hutel Baraar Ee Magaalada Hargeisa Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyay Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Ali Kooshin Oo ah Suldaanka Guud Ee Beesha Ciise Muuse Gudida Subeer Awal Ee Uu Gudoomiyaha Kayahay Ahmed Kilaas.
Hadhimo Sharafeedkan Waxa Kaqayb galay Salaadiin ,Siyaasiyiin Xildhibaano.Wasiiro Agaasimayaal Iyo Mudan Iyo Marti Sharaf Aad Utiro Baddan Kuwaasi Oo dhamaantood Hadal ay Goobta Kajeediyeen Ugu Duceeyay Suldaan Cusub Inuu Ilaahay Xilka Ufududeeyo.
Siciid Cilmi Rooble Oo Katirsanaa Golahii Hore Ee Wakiilada ayaa Bulshada Deegaanada Saaxil Iyo Togdheer Ugu Baaqay Inay Si Wayn Usoo dhoweeyaan Suldaanka Una Diyaar Garoobaan Madaama Uu Suldaanku Dhowaan Safar Kutegaayo Goboladaasi aynu Kor Kusoo Sheegnay .
Ahmed kilaas Gudoomiyaha Gudidaasi Subeeriyada Oo Gebogebadii Madashaasi Hadal dheer Kajeediyay ayaa Suldaanka Kula Dardaarmay Inuu Ahaado Mid Dadka Iskuwada Oo dhex U ahaada Isagoona Uduceeyay
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews