berberatoday.com
Maamulka Putland Oo Diwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada Ka Bilaabay Dhahar Oo Somaliland Katirsan
January 31, 2023 - Written by admin
Dhahar(Berberatoday.com)-Diiwaangelinta codbixiyayaasha Doorashooyinka Maamulka Puntland ayaa saaka ka bilaamantay Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan.
Degmada Dhahar ee Gobolka Hayland waxay kamid tahay deegaamada xuduudka waqooyi bari ee Somaliland waxaana jooga Maamul Gobol.Degmo iyo Ciidan Qaran inkastaba tiradoodu ha leekaate.
Xukumada Somaliland wali kamay hadal hawsha diwaangalinta ee Putland Dhahar ka bilawday.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews