Suldaanka Guud Ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Oo Soodhaweyn Loogu Sameeyay Deegaamada Udhexeeya Hargeysa Ilaa Berbera
February 1, 2023 - Written by admin
Suldaanka Guud ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Isugu Jira Madax Dhaqameed Iyo Siyaasiyiin oo Soodhawayn Loogu Sameeyay Deegaamada Udhexeeya Hargeysa Ilaa Berbera Isagoona Suldaanku Dadweynaha Deegaamada Dacarbudhuq Iyo Abdaal Fagaare Kala Hadlay Ugana Mahad Celiyay Soodhaweynta Diiran ee Ay Ku Qaabileen Una Duceeyay, Suldaanka oo Maalmaha Soo Socda Kusugnaan Doona Berbera ayaa Kulamo La Qaadan Doona Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Gobolka Saaxil Kadibna Ukicitimi Doona Dhinaca Gobolada Togdheer Iyo Daadmadheedh oo Deegaamada Goboladaas Deegaan Ku Ah Halkaas oo Iyana uu Kulamo Isxogwareysiya La Qaadan Doono.