Wasiirka Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Oo Daahfuray Qorshe Sanadeedka Wasaarada
February 1, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland eng cali xoor xoor ayaa daahfuray qorshe sanadeedka wasaarada kaasi oo lagu falayn doono waxyaabaha uqabsoomay iyo kuwa la qorshanayo.