“Waar Nimaan Guri Laascaanood Ku Lahayn Oo Aabihii Ku Lahayn, Oo Awowgii Ku Lahayn Sidee Buu Aniga Iigu Taliyaa Nabadda Laascaanood”Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdirisaaq Ibraahim”Daawo Muuqaal
February 2, 2023 - Written by admin
“Waar nimaan guri Laascaanood ku lahayn, oo aabbihii ku lahayn, oo awowgii ku lahayn, oo awowgii labaad ku lahayn, sidee buu aniga iigu taliyaa nabadda Laascaanood” Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland.
Qayb ka mid ah hadal uu ka jeediyay sannad-guurada 29aad ee aasaaska ciidanka qaranka.