Shil Gaadhi Ka Dhacay Wadada Labada Boqol Ee Waqooyiga Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sababay!
February 3, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shil gaadhi ayaa maanta ka dhacay wadada cusub ee Labada Boqol ee dhinaca waqooyi ka marta caasimada hargaysa ayaa sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira halkaasi oo Uu nafwaayeen Hal qof halka ay laba kale dhaawac yihiin sedexda qof ee midna dhintay labana dhaawaca yihiin ayaa isku qoys.
