berberatoday.com
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo Laascaanod Ku Laabtay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
February 4, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa dib ugu laabtey Magaalada Laascaanood uu Todobaadkii hore kayimi.
Gudoomiyaha oo maalmo kooban joogay Hargeysa ayaa sheegay in uu Madaxweyne Muuse Biixi kula soo noqday la tashi iyo war bixin ku saabsan xiisada ka taagan Magaaladaas Laascaanod ee Xarunta Gobolka Sool.
Garaadada Deegaankaasi kasoo jeeda oo iyagu hore usheegay in Shir 3 maalmood usocon doona ay go,aamo kasoo saari doonaan ayaan mudo hada 10 maalmood kor udhaaftay wax go,aana soosaarin iyadoo Garaadada qaarkooda deegaamadoodii hoose ku laabteen.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews