Xildhibaan Ilhaan Cumar Oo laga Caydhiyay Gudida Arimaha Dibada Ee Congresska Maraykanka!
February 4, 2023 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Xisbiga Jamhuuriga ayaa xildhibaan Ilhaan Cumar ka xayuubiyay xubinimadii guddiga arrimaha dibadda ee golaha Koongareeska Maraykanka, taasoo muujineysa xiisadda ka dhex aloosan Dimquraadiga iyo Jamhuuriga.
Xildhibaanada ayaa waxay u codeeyeen in Ilhaan Cumar laga saaro guddiga arrimaha dibadda ee aqalka hoose sababo la xiriira hadallo hore oo ay ka bixisay Israa’iil.