berberatoday.com
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami!
February 5, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qeyb-galay aas-qaran oo loo sameeyey Alle haw naxariistee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami oo xilal kala duwan kasoo qabtay Jamhuuriyadda Somaliland, maantana lagu aasay Xabaalaa Halleeya ee bariga Caasimadda Hargeisa.

 

Aaska Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami oo ay kasoo qeyb-galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Guddoomiyaha Guurtida  Saleebaan Maxmauud Aadan, shir gudoonka wakiilada, Siciid Mire Faarax iyo Cali Xaamuud Jibriil, Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee Jamhuuriyadda Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Taliyeyaasha Ciidamada, qaar ka mida maayarada Dalka, Siyaasiyiin kala duwan, Madaxda Dhaqanka, xubno kamida Golaha Wasiirada, Xildhibaano iyo badiba haldoorka Jamhuuriyadda Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews