“Waxaynu Ubaahan Nahay Saxaafad Xor Ah, Ee Uma Baahnin Saxaafad Xoogsata Ah, Oo Iyadoo Gudcur Dam Ahna Tidhaa Waa Cadde..”Madaxwayne Mustafe Cagjar
February 5, 2023 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida mustafe Muxumed Cumar “M,. Cagjar Ayaa qoraal Uu KU Baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee Facebookga sheegay in aan la ogolayn in ay deegaanka ka hawlgasho saxaafad aan haysan ogolaasho sharci ah.
