Dhul Gariir Sababay Khasaare Nafeed Iyo Mid Hantiyeed oo Ku Dhuftay Xuduudka Wadamada Turkiga Iyo Suuriya
February 6, 2023 - Written by admin
Ku dhawaad 200 oo qof ayaa ku dhintay ilaa 1,000 kalena way ku Dhaawacmeen Magaalooyinka Turkiga iyo Suuriya kamida ka dib markii dhulgariir cabirkiisu dhan yahay 7.8 uu ku dhuftay koonfurta Turkiga iyo Suuriya
Dhulgariirka ayaa ah mid ka mid ah kuwii ugu xooganaa ee ku dhuftay Gobolka in ka badan 100 sanno
Berberatoday.com.