Madaxweyne Muuse Biixi oo Golaha Wasiirada Xukumadiisa Kulan Dagdag Ah Isugu Yeedhay Si Looga Arinsado Xiisada Dagaal ee Ka Aloosan Laascaanod
February 6, 2023 - Written by admin
Golaha Wasiirada Somaliland Madaxweynaha Iyo Kuxigeenkiisa ayaa hadda isugu yimi fadhi dagdag ah oo lagaga arinsanayo Xiisada Dagaal ee ka aloosan Magaalada Laascaanod ee sababta Dagaala udhexeeya Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Malayshiyaad Garaadada deegaankaasi soo abaabuleen,
