berberatoday.com
Maayarka M. Laascanood Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Magaalada, Kana Soo Horjeestay Talaabada Ay Qaadeen Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland
February 8, 2023 - Written by admin

Laascaanod(Berberatoday.com)-Maayarka magaalada laascaanood oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada ayaa ka hadlay dagaal labadii cisho ee udanbeeyay magaalada ku dhexmarayay ciidamada Somaliland iyo ciidamo beeleedyo ka amarka qaadaya garaadka guud ee beelaha dhulba hante oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac baahsan ah islamarkaana sida uu sheegay ay ciidamadu duqaymo ka gaysteen magaalada isagoo ku baaqay in ciidamada Somaliland laga saaro magaalada

Dhanka akle maayarka laascanood ayaa ku hanjabay in uu la safan doono ciidamada deegaanka hadii la joojin waayo dagaalka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews