Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Xaalada Magaalada Laascanood, Beenisayna In Ay Ka Jartay Adeegyadii Bulshada.
February 9, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta jamhuuriyada Somaliland oo goordhawayd warbaahinta la hadlay ayaa cadeeyay mawqifka Somaliland ee xaalada ka taagan magaalada laascanood iyo cida ay ciidamada qaranka Somaliland kula dagaalamayaan gobolka sool
Sidoo kale wasiir kuxigeenka warfaafinta ayaa beeniyay in xukuumadu magaalada laascanood ka jartay adegyadii bulshada islmaarkaana ay ciidamo waxyeelo ugaysteen cisbitaalka magaalada.