berberatoday.com
Itoobiya oo Markii Uhoreysay Caalamka Udhoofinaysa Qamandi Ay Beertay
February 12, 2023 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa sheegay in ay kaga dhabeeyeen riyadii ahayd Itoobiya oo Qamandi u dhoofisa dalalka Caalamka.
Raysal wasaaraha oo goob joog ka ahaa dhoofinta Tankii ugu horreeyey ee Itoobiya laga soo saaro ayaa sheegay in aad ugu faraxsan yahay riyadooda u rumowday.
Itoobiya ayaa ka mid noqotay dalalka sameeyey isku tashi dhanka wax soo saarka Qamandiga ah ka dib markii ay colaaduhu ka bilaabmeen dalka Ukraine oo looga keeni jirey Sareenka ugu badan.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews