berberatoday.com
Malayshiyaad Argagixisada Ah ee Ka dagaalamaya Laascaanod oo Garaadada Ka Diiday Heshiiskii Xabad Joojinta Dagaalkiina Way Sii wadaan
February 12, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Heshiis lagu ahaa in xabad joojintu ay maanta ka dhaqan gasho dhinaca Garaadada ku sugan Laascaanood Ayaan suuro galin kaddib markii ay Garaadadu qaateen go’aanka xabad joojinta balse ay ka diideen maleeshiyooyinka kala duwan ee weeraraya Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Illo xogogaal ah oo Sirdoon ayaa cadeeyey in taladii magaalada Laascaanood ay shalay la wareegeen kooxaha xag jirka ah. Taas oo cadaynaysa inaysan Garaadada wax talo ahi aysan gacanta ugu jirin.
Xogo Madax Banaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews