Dawlada Jabuuti Oo Beenisay In Ay Wax Lug ah Ku Leedahay Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood
February 14, 2023 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawlada jabuuti ayaa beenisay warar laga faafiyay oo lagu sheegay in lug ku leedahay xaalada ka taagan gobolka islamarkaana ay somaliland ku garab siisay