berberatoday.com
Wiil Somaliya oo Tuugo Hubaysani Ku Dileen Magaalada Arlington Ee Carriga Maraykanka
February 15, 2023 - Written by admin
Arlington(Berberatoday.com)-Tuugo hubaysan ayaa magaalada Arlington ee carriga Maraykanka ku toogtay Allah haw u naxariistee wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jirey Cabdiaadir Maxamuud Faarax loona garan ogaa Idiro.
Marxuumka oo ahaa 36 jir ayaa ku baxay gacanta tuug doonaysay in ay ka dhacaan gaadhigiisa xilli uu marayey meel hoygiisa u dhow. Iyaga oo ku furay rasaas aad u badan.
Booliska Maraykanka ayaa sheegay in ay ku raad joogaan kooxdii dilka geysatay kuwaas oo bilo ka horna qof Caddaana u geystay dil kan la mida.
Maraykanka ayaa sannadadii dambe la tacaalayey dilal iyo dhac joogta ah iyada oo Soomaaliduna ay ka mid tahay dadka wax ku noqda beegsiyada ka imanaya kooxaha sharciga ka tallaaba.
1,026
People reached
61
Engagements
Boost post
All reactions:

2

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews