Alle Ha Unaxariisto Jiif Caaqil Cabdirizaaq Caqli Axmed Daad oo Ahaa Qoraa Kutub Badan Qoray Iyo Sarkaal Ciidamada Ah Ilaa 1977-kii oo Maanta Hargeysa Ku Geeriyooday
February 17, 2023 - Written by admin
Ilaahey haw naxaristo Chief Caaqil Cabdirizaaq Caqli Axmed Daad oo saaka Hargeysa ku geeriyoodey. Marxuumku wuxu aha aqoon yahan kutub badan qorey, sarkaal sare oo guddida qiimeynta darajada ciidamada xubin ka ah. Waxaanu aha saraakiishi aad ugu fadla cac cadda dagaalki 1977. Qoyska, ehelka, asxaabta iyo qaranka Somaliland samir iyo iimaan saadiqa ha innaga siiyo. Aamiin, aamiin