berberatoday.com
Dawlada Maraykanka Oo Ka Hadashay Xaalada Magaalada Laascanood, Kuna Baaqday In La Joojiyo Colaada, Arimahana Wada Hadal Lagu Dhameeyo!
February 17, 2023 - Written by admin

“Way Adag Tahay In Laascaanood Laga Helo Warbixinno Lagu Kalsoonaan Karo, Waxaan leeyahay Colaadda Hala Joojiyo, Arrimahana Wada hadal Ha Lagu Dhameeyo..” Safiirka Mareykanka

Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka Dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André, ayaa ka hadlay xaaladda Laascaanood, isaga oo ku baaqay In colaadda taagan wada hadal lagu dhameeyo.

 

Larry Andre oo u warramayey Telefishanka Dalsan, waxa uu yidhi

“Laascaanood waxa adag in la helo warbixinno lagu kalsoonaan karo, waxaanu diirada xoog u saarnay oo wakhtiugu ugu badan ku bixiyey, aniga oo adeegsanaya dadka saamaynta ku leh. Saameeyeyaal kala duwan ayey leedahay xaaladdu dhanka Soomaalida iyo qaar kaleba. Colaad in lasoo afjaro,

cidna dani uguma jirto. Arrinta waa in wada hadal lagu dhameeyo. Waxaan wada hadallo toos ah la yeeshay Hoggaamiyeyaasha dhinacyada oo dhan. Waxa kale oo jirta in xubno kale oo

Dhanka kale Beesha Caalamka ah iyo Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hore udiray farriintan oo kale oo ah in rabshada la joojiyo, Arrimahana lagu dhameeyo wada xaajood.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews