berberatoday.com
Madaxwaynaha Dawlada Xamar Oo Markale Ka Hadlay Dagaalka Magaalada Laascanood, Isagoo Dawlada Somaliland Iyo Madaxda-dhaqanka Gobol Sool Ugu Baaqay Wada Hadal.
February 18, 2023 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ka hadlay dagaalka maalmihii udanbeeyay ka socday magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascanood

Madaxwayne xasan sheikh ayaa dawlada Somaliland iyo madaxdhaqameedka Gobolka sool Ugu baaqay in ay hirgaliyaan xabad joojintii ay labada dhinacba ku dhawaaqeen islamarkaana arimaha lagu dhameeyo wada hadal.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews