berberatoday.com
Malayshiyaadka Ka Dagaalamaya Laascaanod Isimada Dhaqanka ee Ku Sugan Laascaanood oo Amar Lagu Siiyay Inay Ka Baxaan Magaalada Iyo Sababta?
February 18, 2023 - Written by admin
Isimada dhaqanka ee ku sugan Laascaanood oo amar lagu siiyay inay ka baxaan magaalada Laascaanood.
Laascaanod(Berberatoday.com)-Warar aanu helay oo ku dhaw dhaw isimada ayaa sheegay in Taliyayaasha ciidamada jabhadda SSC ee Cabdi madoobe iyo Jaamac kuutiye ay amar ku siiyeen isimada inay ka baxaan magaalada oo talada laascaanood iyo dagaalka iyaga loo daayo maadaamoo doorkoodii shirka dhaqanku dhamaaday, Magaaladana ay joogi karaan oo kaliyi ciddii dagaalamaysa, Waxaa kaloo ay usheegeen inaanay sugi karin amnigooda maadaamoo uu sii kululaanayo dagaalku.
Waxaa kaloo la sheegay in isimada intii laascaanood joogtay ay degeen hoyga Generaal Mahad Canbaashe oo ay ka baxeen guryahoodii.
Sidoo kale waxaa hore loo ogaa in dagaalka ka socda magaalada laascaanood aanay wax saamayn ah ku lahayn madaxda dhaqanka ee halkaasi ku sugan.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews