Gudida Beelaha Garxajis oo Sheegay Inaanay Qeyb Ka Noqonayn Salaadiintoodu Xal Uhelida Xiisada Dagaal ee Ka Aloosan Laascaanod”Daawo Muuqaal
February 19, 2023 - Written by admin
“Qayb kama nihin ergada Madaxwaynu sheegay in uu Laascaanood udiraayo” Beesha Garxajis oo diiday nabadaynta Laascaanod Sulaadiintu utagayso Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukumadiisana eedo culus ujeediyay.