berberatoday.com
Liyuu Booliska Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Oo La baabi,in Doono Iyo Sababta
February 19, 2023 - Written by admin
“Qoraal Twitterka lagu soo qoray ayaa sheegaya in Liyuu Police Dawllad Deegaanka Somalida Itoobiya la baabiin doono lagana dhigi doono Ciidamada Kaydka Ethiopia”
Warqad la sheegay inay ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan Lyuu policeka oo laga dhigi doono Cidamada Kaydka ah oo aanay dib u sii jiri doonin Ciidan Goboleed.
Ciidamadan Local ka ah ayaa lagu eedeeyey laba khalad oo kala ah
1) in Gobolka Tigree ay tagrifal awoodeed oo khaldan ay ka sameeyeen kuna abuse gareeyeen Dad shicib ah.
2) in ka qayb galeen Dagaal xuduudka ka baxsan oo aanay Dawlada & Wasaarada Gaashaandhigu u diran ayaga oo Dagaalkaa uga qayb galay si qabiilaysan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews