berberatoday.com
Safiirka Dalka Kenya Ufadhiya Dalka Thailand oo Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ka Dalbatay Badbaadinta Markab Dalkoodu Leeyahay oo Ku Cadilan Bada Udhaxaysa Somaliland Iyo Jabuuti
February 20, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyada Somaliland Admiral Axmed Hure Haariye ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Tailand ufadhiya dalka Kenya Sasirit tantukrat iyo wafti ay hogaaminayso oo Somaliland utimi sidii uga caawin lahayeen Ciidanka badda Jsl soo samato-bixinta markab iyo shaqaale ay dawlada Thailand leedahay oo ku xaniban biyaha ay wadagaan Somaliland iyo Jabuuti, iyo sidii ay Somaliland iyo Thailand uga wada-shaqyan lahayeen arimaha badaha iyo shaqaalaha dalkaasi ee ku Sagan biyaha Somaliland.
Taliyaha guud ee Ciidanka badda Admiral Axmed Hurre Haariye ayaa soo dhaweeyey waftigan islamarkana sheegay inay Somaliland diyaar u tahay wada-shaqaynta iyo iskaashiga wadamada dunida ee dhinaca amaanka iyo tageerada badaha gaar ahaana shaqaalaha iyo maraakiibta wadanka Thailand.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews