berberatoday.com
Ciidamada Dawlada Federaalka Itoobiya oo Jigjiga Ku Qabtay Hub Iyo Rasaas Laascaanod Lagu Soo Waday.
February 21, 2023 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Ciidamada Dawlada Federaalka Itoobiya oo Jigjiga Ku Qabtay Hub Iyo Rasaas Laascaanod Lagu Soo Waday.
Hubka Iyo Rasaasta Ayaa la Sheegay In Magaalada Jigjiga Gudeheeda Laga Abaabulay Lana Doonaayay In dhinaca Buuhoodle Laga soo Galiyo Laascaanod Si Fidmada Halkaas Ay Kawadaan Kooxahana Nabad Diidka Iyo Argagixisada Ahi Ugu Adeegsaadaan Ujeedooyinkooda Guracan
Hubka Iyo Rasaasta Ayaa Warku Sheegay In Ragii Lagu Qabtay oo Ahaa Shaqsiyaad Kasoo Jeeda Buuhoodle Deegaan Ahaan Hase Yeeshee Dagan Xadka Itoobiya Ay Qirteen Inay Laascaanod Ku Wadeen Iyaga oo Sheegay Cidkasta oo kula Jirtay Arinkaas Jariimada Ah.
Dhawaan ayay ahayd Markii Ciidanka Dawlada Federaalka Itoobiya oo Saluugeen Hadhaqanka Liyuu Booliska Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Islamarkaana Ay Lawareegeen Dhamaan Amaanka Kililka Somalida Iyo Xuduudaha Ay Itoobiya La Wadaagto Somaliland Iyo Somaliya.
Hubkan Maanta La qabtayna Wuxu Kamida Yahay Hadimooyinka Qaranka Somaliland Looga Soo Maleegayo Jigjiga oo Qeybo Kamida Dadka Dagani ay Hab Isir Utaageerayaaan Malayshiyaadka Nabad Diidka Ah Iyo Kooxaha Argagixisada Ah ee Ka Dagaalamaya Laascaanod Waxaana Hore Uga Qabsoomay Jigjiga Shir Ay Yeeshee Garaadada Fidmada Ka Aloosay Laascaanod oo Afkooda Ka Sheegay Inay Laascaanod Ku Dhamaystirayaan Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Jigjiga.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews